• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, February 15, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray dugsiga Gabdhaha Dermooleey

0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah xarigga ka jaray Dugsiga Gabdhaha Darmooley, oo ku yaalla Degmada Heliwaa.

Guddoomiye Dr. Muungaab oo munaasabadda hadal ka jeediyay ayaa sheegay in furitaanka Dugsiga Gabdhaha Darmooley uu ka tarjumayo dadaalka joogtada ah ee maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Muqdisho ay ugu jiraan horumarinta waxbarashada, gaar ahaan kor-u-qaadista fursadaha waxbarasho ee gabdhaha ku nool caasimadda. Waxa uu carrabka ku adkeeyay in waxbarashadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee horumar waara, nabad iyo mustaqbal ifaya.

Bulshada Degmada Heliwaa oo si weyn u soo dhaweeyay furitaanka dugsigan, ayaa ku tilmaamay mid wax weyn ka tari doona mustaqbalka carruurta, gaar ahaan gabdhaha.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mar kale adkeeyay ballanqaadkiisa ku aaddan hirgelinta mashaariic horumarineed oo la xiriira waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada bulshada, si loo dardar-geliyo horumarka guud ee Magaalada Muqdisho.

Previous Post

How could Europe respond to Trump’s Greenland tariffs?

Next Post

Wasiir Maareeye: “Dhismaha dowladnimada Soomaaliyeed wuxuu soo maray dariiq dheer, waxaana leenahay qorshayaal qaran; waa in laga fogaadaa qabyaalad iyo kala qeybin”.

Basshi

Wasiir Maareeye: "Dhismaha dowladnimada Soomaaliyeed wuxuu soo maray dariiq dheer, waxaana leenahay qorshayaal qaran; waa in laga fogaadaa qabyaalad iyo kala qeybin".

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News