• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 14, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

DFS oo ka digtay in maamul goboleedyadu ay dalal shisheeye la galaan heshiisyo aan Dawladdu ogeyn

0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga digtay in aan la geli karin heshiisyo aanay iyadu ogeyn, gaar ahaan kuwa lala galayo dowlado shisheeye, iyadoo ku adkeysatay in tallaabo kasta oo ka baxsan oggolaanshaha dowladda dhexe ay tahay mid wax u dhimaysa qarannimada dalka.

Go’aankan ayaa daba socda kulankii Golaha Wasiirrada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu buriyay dhammaan heshiisyadii ay DFS kula jirtay Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da’uud Aweys Jaamac, oo wareysi siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, ayaa faahfaahin ka bixiyay go’aankaas.

Wasiirku wuxuu caddeeyay in waxba kama jiraan uu yahay heshiis kasta oo lala galo dowlad goboleedyada dalka, haddii uusan jirin oggolaansho iyo wargelin ka timaadda dowladda dhexe.

Waxa uu intaas ku daray in dowlad kasta ama cid kasta oo ku dhiirrata inay heshiisyo noocaas ah gasho loo arki doono mid si toos ah u dhaawacaysa midnimada iyo qarannimada Soomaaliya, asagoo sheegay in dawladda federaalku ay hayso caddeymo ku filan oo muujinaya in Dowladda Imaaraatka Carabta ay ku xadgudubtay madax-bannaanida Soomaaliya, arrintaas oo sabab u noqotay in gebi ahaanba la laalo dhammaan heshiisyadii hore u dhexmaray labada dhinac.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaq u leh gelidda heshiisyada caalamiga ah, sida uu qabo dastuurka dalku, balse dalal uu ku jiro Isutagga Imaaraadka Carabtu ayaa sanadihii la soo dhaafay heshiisyo ay dekedaha dalka qaarkood kula wareegayaan la galay dowlad goboleedyada qaarkood.

Previous Post

Iran authorities demanding large sums for return of protesters’ bodies, BBC told

Next Post

Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey oo si weyn u cambaareeyay howlgallada ciidanka ICE

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey oo si weyn u cambaareeyay howlgallada ciidanka ICE

Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey oo si weyn u cambaareeyay howlgallada ciidanka ICE

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News