• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Sunday, September 13, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE RAABIDADA CAALAMKA ISLAAMKA

    Sacuudiga oo Si Taxaddar ah u Xiray Dhuunta Shidaalka Bari–Galbeed Kadib Weerar Diyaarado aan Duuliye Lahayn

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qiimeyn Dijitaal ah ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradaha

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sagootiyay Safiirka Turkiga, Kuna Ammaanay Xiriirka Labada Dal

    Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Iiraan oo Shir Madaxeedka BRICS ku Falanqeeyay Xaaladda Badda Cas

    Warbixin: Trump wuxuu diiday codsigii Maxamed bin Salmaan ee ahaa in la beegsado Xuutiyiinta

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

No Result
View All Result

0
SHARES
8
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho | September 12, 2026 — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah ugu sameeyay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş. Danjiraha ayaa soo gabagabeeyay muddo-xileedkiisii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, waxaana la filayaa inuu dhowaan dalkiisa ku laabto.

Xafladda waxaa ka qaybgalay wasiirro, xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, diblomaasiyiin, saraakiil, arday wax ku soo bartay Turkiga iyo marti-sharaf kale.

Mas’uuliyiintii munaasabadda ka hadlay ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyay taageerada ay siisay Soomaaliya iyo xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal.

Danjire Alper Aktaş ayaa sheegay inay sharaf u ahayd inuu Soomaaliya ka hawlgalo, isla markaana uu ku faraxsan yahay muddadii uu dalka joogay. Wuxuu tilmaamay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu marayo heer wanaagsan, iyadoo labada dal ay iska kaashadaan amniga, dhaqaalaha, waxbarashada, caafimaadka iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha.

Danjiraha ayaa sidoo kale ka hadlay qorshayaal la xiriira horumarinta tiknoolajiyadda. Sida uu sheegay, waxaa la qorsheynayaa in sannadka 2027 Soomaaliya laga hirgeliyo xarun laga diro dayax-gacmeedyada, isla markaana dalka laga diro dayax-gacmeedkii ugu horreeyay. Waxa uu intaas ku daray in dhowaan maraakiib ka qayb qaadan doona hawlaha ka socda xeebaha dalka ay soo gaari doonaan Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo gebagebadii xafladda hadlay, ayaa dib u xusuusiyay taariikhda xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, marxaladihii uu soo maray iyo heerka uu maanta gaaray.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Turkigu Soomaaliya u fidiyay taageero aan la illoobi karin, gaar ahaan xilliyadii adkaa ee dalku garab istaagga u baahnaa. Wuxuu xusay in shacabka Soomaaliyeed ay xusuusan doonaan walaaltinimada iyo taageerada ay Dowladda iyo shacabka Turkigu muujiyeen.

Ugu dambayn, Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Danjire Alper Aktaş uga mahadceliyay dadaalkii uu muddadii uu Soomaaliya joogay ku bixiyay xoojinta xiriirka labada dal, isagoo u rajeeyay guul iyo mustaqbal wanaagsan.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jaamacadda Ummadda ka Daah-furay Hindisaha ABUUR iyo Sannad-Dugsiyeedka 2026/2027

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qiimeyn Dijitaal ah ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradaha

Baashi | QOL Editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News