• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, September 8, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Soomaaliya iyo Masar oo mar kale adkeeyay ilaalinta qaranimada iyo xoojinta iskaashiga

    Xarunta Agoonta Cumar Bin Khaddaab ee Baydhabo oo dib la dayactiray lana qalabeeyay

    Diyaarad xamuul ah oo ay dad saarnaayeen oo la la’ yahay meel ay jaan iyo cirib dhigtay ilaa iyo hadda

    Trump oo cunaqabataynta ka qaadaya Turkiga iyo Netanyahu oo ka digaya in Ankara laga iibiyo diyaaradaha F‑35

    Maraykanka oo weli weerar ku Iiraan iyo Tehran oo ku dhawaaqday inay ka bixinayso jawaab adag

    Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Qorilow

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Soomaaliya oo daah-furtay nidaam casri ah oo lagula soconayo hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay nidaam cusub oo danabeysan, kaas oo loogu talagalay kormeerka iyo qiimeynta hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025–2029.

Nidaamkan cusub, oo ay diyaarisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa lagu casriyeynayaa habka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qorsheyso, ula socoto uguna qiimeyso mashaariicda iyo barnaamijyada horumarineed ee dalka laga fulinayo.

Munaasabadda daah-furka waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socday dowlad-goboleedyada, agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Dowladda Federaalka, khubaro, bahwadaagta horumarinta iyo wakiillo ka socday hay’adaha kala duwan ee dowladda.

Nidaamku wuxuu isku xirayaa 26-ka wasaaradood ee Dowladda Federaalka, isaga oo u suurtagelinaya inay si mideysan u diiwaangeliyaan una wadaagaan xogta la xiriirta mashaariicda. Waxa kale oo lagu cabbiri doonaa heerka waxqabadka, caqabadaha jira iyo horumarka laga gaaray yoolalka Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

Wasaaradda Qorsheynta ayaa sheegtay in nidaamkan lagu soo shaqeynayay muddo ku dhow hal sano. Mashruuc kasta waxaa lagu qiimeyn doonaa halbeegyo cad, si loo xoojiyo hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo hubinta in dhaqaalaha iyo taageerada loogu talagalay horumarinta dalka loo isticmaalo sidii loogu talagalay.

Dowladdu waxay hore dib-u-eegis ugu sameysay in ka badan 153 mashruuc oo ay maalgelinayeen hay’adaha caalamiga ah. Nidaamka cusub ayaa la filayaa in dabagalka iyo qiimeynta lagu ballaariyo dhammaan mashaariicda ay dowladda iyo bahwadaagteedu ka fulinayaan dalka.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Saalax Axmed Jaamac ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay weli la tacaaleyso caqabado ay ka mid yihiin faqriga, shaqo la’aanta iyo adeegyada bulshada oo aan ku filneyn baahida shacabka. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in caqabadahaas looga gudbi karo qorsheyn sax ah, xog la isku halayn karo iyo qiimeyn joogto ah oo lagu sameeyo waxqabadka hay’adaha dowladda.

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, ayaa sheegay in nidaamkani uu dowladda siinayo awood ay si dhow ugula socon karto mashaariicda dalka ka socda, isla markaana lagu ogaan karo meelaha ay ka jiraan dib-u-dhaca ama caqabadaha u baahan in si degdeg ah wax looga qabto.

Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025–2029 ayaa beddelay qorshayaashii hore ee horumarinta dalka. Waxaana loogu talagalay inuu hago dadaallada lagu dhisayo Soomaaliya nabdoon, dimuqraadi ah, isku filan, isla markaana leh dhaqaale kobcaya iyo hay’ado dowladeed oo hufan.

Daah-furka nidaamkan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo maamulka ku dhisan xogta, isla-xisaabtanka hay’adaha iyo xaqiijinta in mashaariicda horumarineed ay soo saaraan natiijooyin muuqda oo wax ka beddela nolosha shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Soomaaliya iyo Masar oo mar kale adkeeyay ilaalinta qaranimada iyo xoojinta iskaashiga

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook Twitter Youtube RSS
qaranimo.com

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Business
  • Entertainment
  • News
  • Politics
  • Sports
  • Tech
  • Uncategorized
  • WARARKA MAANTA
  • World

Recent News

Soomaaliya iyo Masar oo mar kale adkeeyay ilaalinta qaranimada iyo xoojinta iskaashiga

Soomaaliya iyo Masar oo mar kale adkeeyay ilaalinta qaranimada iyo xoojinta iskaashiga

September 8, 2026
Xarunta Agoonta Cumar Bin Khaddaab ee Baydhabo oo dib la dayactiray lana qalabeeyay

Xarunta Agoonta Cumar Bin Khaddaab ee Baydhabo oo dib la dayactiray lana qalabeeyay

September 8, 2026

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.