• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, September 21, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Gudaha Berbera: Dekedda oo Xuddun u Noqotay Loollanka Awoodda Badda Cas

    RIYAAD OO DIB U HABEYNAYSA XIRIIRKEEDA DHAQAALAHA IYO ISTIRAATIJIYADDA EE SHIINAHA IYO MAREYKANKA

    Mareykanka oo soo afjaray cunaqabateyntii 2021 ee Eritrea kaddib markii uu dhacay Amarkii Fulinta 14046

    Sheekh Shariif: Wadahadallada siyaasadeed wax horumar ah lagama gaarin, dowladduna tanaasul ma muujin

    Uganda oo si degdeg ah u hakisay dhammaan iskaashigii difaaca iyo milatari ee Turkiga

    Trump oo Midowga Yurub ugu Hanjabay Canshuuro Culus sababo la xiriira Qorshaha Kanada

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Taliyaha NISA oo Kulan Amni iyo Wadatashi ah la Qaatay Bulshada Degmada Gubadley

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
May 19, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Taliyaha NISA oo Kulan Amni iyo Wadatashi ah la Qaatay Bulshada Degmada Gubadley
0
SHARES
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho – Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga iyo wada-shaqeynta bulshada la qaatay Imaam Daahir Imaam Maxamuud, xubno ka tirsan Xukuumadda Dan-Qaran, odayaal dhaqameedyo, qeybaha bulshada rayidka, saraakiil amni iyo masuuliyiinta maamulka degmada.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga degmada, dardargelinta wada-shaqeynta ka dhaxeysa hay’adaha ammaanka iyo shacabka, iyo sidii bulshada looga qeybgelin lahaa dadaallada lagu sugayo nabadda iyo xasilloonida Caasimadda Muqdisho.

Taliyaha NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa sheegay in amniga uu yahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaari karo horumar, dowladnimo iyo xasillooni waarta, isagoo xusay in ciidamada ammaanka ay wadaan dadaallo joogto ah oo lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta iyo falalka lidiga ku ah amniga dalka.

Waxa uu bulshada degmada Gubadley ugu baaqay inay si dhow ula shaqeeyaan hay’adaha ammaanka, islamarkaana ay bixiyaan xogaha muhiimka ah ee ka qeyb qaadan kara ka hortagga falalka amni-darrada ah iyo dhaqdhaqaaqyada lagu carqaladeynayo nabadda shacabka Soomaaliyeed.

Dhankooda, qeybaha kala duwan ee bulshada ee ka qeybgalay kulanka ayaa si weyn u bogaadiyay dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha ammaanka ay ku bixinayaan sugidda amniga iyo xoojinta xasilloonida dalka. Waxay sidoo kale ballanqaadeen inay sii labanlaabi doonaan taageerada ay u hayaan ciidamada ammaanka, isla markaana ay door muuqda ka qaadan doonaan ilaalinta nabadgelyada iyo dowlad-dhiska.

Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay dowladda iyo hay’adaha amniga ku xoojinayaan xiriirka bulshada iyo ciidamada ammaanka, si loo helo wada-shaqeyn dhab ah oo horseedi karta nabad waarta iyo amni sugan.

Waxaa soo tebiyay: Osman Jama

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga milatari iyo taageerada amniga

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay Furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka ee Geneva

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay Furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka ee Geneva

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay Furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka ee Geneva

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News