• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, May 19, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    UAE denies Netanyahu visited in ‘secret’ during US-Israel war on Iran

    UAE denies Netanyahu visited in ‘secret’ during US-Israel war on Iran

    Soomaaliya oo Ku Baaqday in Afrika Hesho Kuraas Joogto ah oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ah

    Somalia Calls for Permanent African Representation on UN Security Council at Africa Forward Summit

    Kenya Delegation Attends Djibouti President Guelleh’s Sixth-Term Swearing-In Ceremony

    Kenya Delegation Attends Djibouti President Guelleh’s Sixth-Term Swearing-In Ceremony

    DFL Endorses Ilhan Omar for Re-Election in Minnesota’s 5th District

    DFL Endorses Ilhan Omar for Re-Election in Minnesota’s 5th District

    Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

    Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

    Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo xumaaday, sabab?

    Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo xumaaday, sabab?

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    Trending Tags

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga milatari iyo taageerada amniga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga milatari iyo taageerada amniga
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo ay wehliyaan Taliyaha Xarunta Tababarka Ciidamada ee TÜRKSOM, Sarreeye Gaas Sebahattin Kalkan, iyo saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Turkiga.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo labada dhinac ay si gaar ah uga wada hadleen dardargelinta tababarrada ciidamada, tayeynta awoodda difaaca dalka, iyo kor u qaadidda wada-shaqeynta milatari ee labada dowladood.

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in Turkigu door weyn ka qaatay dib-u-dhiska iyo casriyeynta ciidamada qalabka sida Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinacyada tababarka, qalabaynta iyo la dagaallanka kooxaha argagixisada.

Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga uu horseeday guulo muuqda oo laga gaaray amniga iyo dib-u-soo kabashada hay’adaha difaaca dalka, isaga oo xusay in dowladda Turkiga ay ka mid tahay saaxiibada ugu muhiimsan ee Soomaaliya ka taageera xasillinta iyo dhismaha dowladnimada.

Dhankiisa, Safiirka Turkiga iyo saraakiisha la socday ayaa adkeeyay sida Dowladda Turkigu uga go’an tahay sii wadidda taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan horumarinta awoodda ciidamada Soomaaliyeed iyo xoojinta iskaashiga labada dal ee ku dhisan walaaltinimo iyo dan wadaag istiraatiiji ah.

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan kooxo iyo dano ka soo horjeeda geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya, kuwaas oo dhibsada xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, hase yeeshee wuxuu caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay sii wadi doonto xoojinta xiriirrada caalamiga ah ee taageeraya amniga, horumarka iyo xasilloonida dalka.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliyeed ahna ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo masuuliyiin kale oo ka socday labada dhinac.

Waxaa soo tebiyay: Osman Jama

Previous Post

Guddoomiyaha SoDMA iyo Wafdi Caalami ah oo Gaaray Buurhakabo si loo Dardargeliyo Gurmadka Bani’aadannimo

Next Post

Taliyaha NISA oo Kulan Amni iyo Wadatashi ah la Qaatay Bulshada Degmada Gubadley

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Taliyaha NISA oo Kulan Amni iyo Wadatashi ah la Qaatay Bulshada Degmada Gubadley

Taliyaha NISA oo Kulan Amni iyo Wadatashi ah la Qaatay Bulshada Degmada Gubadley

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook Twitter Youtube RSS
qaranimo.com

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Business
  • Entertainment
  • News
  • Politics
  • Sports
  • Tech
  • Uncategorized
  • WARARKA MAANTA
  • World

Recent News

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay Furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka ee Geneva

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay Furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka ee Geneva

May 19, 2026
Taliyaha NISA oo Kulan Amni iyo Wadatashi ah la Qaatay Bulshada Degmada Gubadley

Taliyaha NISA oo Kulan Amni iyo Wadatashi ah la Qaatay Bulshada Degmada Gubadley

May 19, 2026

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.