• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Tuesday, September 15, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Trump oo Devin Kennington u Magacaabay Murashaxa Safiirka Cusub ee Mareykanka u Fadhiya Soomaaliya

    25 Sano Kadib 11-kii Sebtembar: Muslimiinta Mareykanka oo Siyaasadda ku Yeelanaya Saamayn Cusub

    Cilmi-baarayaal oo Ka Digay “Worm” AI Adeegsanaya oo La Qabsan Kara Qalab Kasta

    Xiisadda Yemen iyo Gacanka oo Sii Kordhay: Xuutiyiinta oo Sacuudiga u Digay, Wadahadalladii Hormuzna Dib Loo Dhigay

    Canada iyo Midowga Yurub oo Sahaminaya Heshiis Fududeyn Kara Shaqada iyo Deggenaanshaha Muwaadiniinta

    Ra’iisul Wasaaraha Canada Mark Carney oo Maalgashadayaasha Caalamka u Bandhigaya Canada Xilli uu Sii Adkaanayo Khilaafka Ganacsi ee Mareykanka

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO | VIDEOS
No Result
View All Result

Muqdisho: Dowladda Hoose ee Xamar oo Daahfurtay Xarun Casri ah oo Lagu Keydinayo Daawooyinka Caafimaadka

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
May 12, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Muqdisho: Dowladda Hoose ee Xamar oo Daahfurtay Xarun Casri ah oo Lagu Keydinayo Daawooyinka Caafimaadka
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho, May 12, 2026 — Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Keydka Daawada ee Gobolka Banaadir, taas oo loo asteeyay inay door weyn ka qaadato horumarinta adeegyada caafimaadka iyo tayeynta nidaamka kaydinta iyo qaybinta dawooyinka ee caasimadda Muqdisho.

Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi, masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, saraakiil caafimaad iyo marti sharaf kale.

Agaasimaha Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir, Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud, oo ugu horreyn munaasabadda ka hadlay, ayaa sheegay in xaruntan cusub ay wax weyn ka tari doonto helitaanka dawooyin tayo leh iyo sidii si hufan loogu qaybin lahaa xarumaha caafimaadka ee degmooyinka Gobolka Banaadir.

“Xaruntani waxay muhiim u tahay kor u qaadista adeegyada caafimaadka, maadaama ay fududeyn doonto kaydinta saxda ah iyo gaarsiinta dawooyinka muhiimka ah ee bulshada u baahan,” ayuu yiri Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa dhankiisa uga mahadceliyay Dowladda Qatar iyo Hay’adda Qatar Charity taageerada joogtada ah ee ay siiyaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan mashaariicda horumarineed ee la xiriira adeegyada bulshada.

Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in xaruntan cusub ay qeyb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo kaabeyaasha caafimaadka ee caasimadda, isla markaana ay wax ka tari doonto baahiyaha sii kordhaya ee dhinaca caafimaadka bulshada.

Sidoo kale, Danjiraha Dowladda Qatar, Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi, ayaa sheegay in Dowladda Qatar ay sii xoojin doonto taageerada ay la garab taagan tahay Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada caafimaadka, waxbarashada iyo adeegyada aasaasiga ah.

Danjiraha ayaa xusay in iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar uu yahay mid sii xoogeysanaya, islamarkaana saldhig u ah horumar waara iyo dib u dhiska adeegyada muhiimka ah ee bulshada Soomaaliyeed.

Furitaanka xaruntan cusub ayaa kusoo aadaya xilli ay Dowladda Hoose ee Muqdisho dadaal xooggan ugu jirto horumarinta adeegyada caafimaadka iyo tayeynta xarumaha bulshada ee caasimadda.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Ammaanka Muqdisho iyo Bannaanbaxyada Siyaasadeed

Next Post

Soomaaliya oo Ka Qeyb Gashay Shirka ID4Africa 2026 si loo Dardargeliyo Aqoonsiga Qaranka iyo Adeegyada Dhijitaalka ah

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Soomaaliya oo Ka Qeyb Gashay Shirka ID4Africa 2026 si loo Dardargeliyo Aqoonsiga Qaranka iyo Adeegyada Dhijitaalka ah

Soomaaliya oo Ka Qeyb Gashay Shirka ID4Africa 2026 si loo Dardargeliyo Aqoonsiga Qaranka iyo Adeegyada Dhijitaalka ah

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News