• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Tuesday, September 15, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Ra’iisul Wasaarihii hore ee Canada Stephen Harper: Canada Waxay ku Qasbanaatay inay ka Baxdo Heshiiskii Ganacsi ee Mareykanka

    Trump oo Devin Kennington u Magacaabay Murashaxa Safiirka Cusub ee Mareykanka u Fadhiya Soomaaliya

    25 Sano Kadib 11-kii Sebtembar: Muslimiinta Mareykanka oo Siyaasadda ku Yeelanaya Saamayn Cusub

    Cilmi-baarayaal oo Ka Digay “Worm” AI Adeegsanaya oo La Qabsan Kara Qalab Kasta

    Xiisadda Yemen iyo Gacanka oo Sii Kordhay: Xuutiyiinta oo Sacuudiga u Digay, Wadahadalladii Hormuzna Dib Loo Dhigay

    Canada iyo Midowga Yurub oo Sahaminaya Heshiis Fududeyn Kara Shaqada iyo Deggenaanshaha Muwaadiniinta

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Taliye Macalin Mahdi oo Digniin Adag u Diray Siyaasiyiinta iyo Mas’uuliyiinta Ku Lugta Leh Rabshadaha Muqdisho

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
May 11, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Taliye Macalin Mahdi oo Digniin Adag u Diray Siyaasiyiinta iyo Mas’uuliyiinta Ku Lugta Leh Rabshadaha Muqdisho
0
SHARES
21
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho – May 11, 2026 –  Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Mahdi Cumar Muumin (Macalin Mahdi), ayaa si adag uga hadlay xaaladda amni ee Caasimadda Muqdisho, isaga oo digniin culus u diray siyaasiyiinta, xildhibaannada iyo mas’uuliyiinta lagu tuhunsan yahay inay door ku leeyihiin abaabullo rabshado iyo falal halis ku ah xasilloonida magaalada.

Qoraal rasmi ah oo lagu baahiyay baraha warbaahinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in cid kasta oo lagu helo inay ku lug leedahay dhiirrigelinta rabshadaha, dhiig-daadinta ama falalka khalkhalgelinaya amniga guud lala xisaabtami doono.

Taliyaha ayaa sheegay in qofka xil dowladeed haya ama ah xildhibaan aan looga oggolaan doonin inuu ku takri-falo masuuliyadda qaranka si uu u abuuro qalalaase siyaasadeed ama amni darro.

“Qof xildhibaan ah ama mas’uul hore xil u soo qabtay oo rabsho iyo dhiig-daadin doonaya inuu saameyn siyaasadeed ku raadiyo waa arrin lid ku ah tarjumeeysa masuuliyad-darro iyo xilkasnimo la’aan, gacanta ayaana laga qabanayaa isaga iyo cid kasta oo carqalad ku ah amniga iyo xasilloonida Caasimadda,” ayuu yiri Taliye Macalin Mahdi.

Hadalka Taliyaha oo Kusoo Beegmay Xiisado Siyaasadeed

Hadalkan adag ayaa kusoo aadaya xilli magaalada Muqdisho ay ka jiraan xiisado siyaasadeed oo sii kordhaya, kadib hadallo is-dhaafsi ah oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka.

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa magaalada laga dareemayay dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed, abaabulo bannaanbaxyo iyo walaac laga qabo isku dhacyo ka dhasha muranka siyaasadeed ee hareeyay arrimaha doorashooyinka iyo amniga caasimadda.

Hay’adaha ammaanka ayaa horey u shaaciyay inay xoojiyeen sugidda amniga Muqdisho, iyadoo ciidamo dheeraad ah la geeyay goobaha muhiimka ah ee magaalada si looga hortago falal amni-darro ama isku dayo lagu qalqal gelinayo nabadda.

Dowladda oo Ku Baaqday Xasillooni

Mas’uuliyiinta dowladda federaalka ayaa marar badan ku celceliyay in shacabka iyo siyaasiyiintuba ay ilaaliyaan xasilloonida, islamarkaana laga fogaado hadallo iyo ficillo horseedi kara rabshado.

Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in xorriyadda aragtida iyo bannaanbaxyadu ay yihiin xuquuq dastuurku dammaanad qaaday, balse aysan jiri doonin wax loo adeegsan karo hurinta colaado, hub sharci darro ah ama falal dhaawacaya amniga guud ee dalka.

Dhanka kale, falanqeeyayaal siyaasadeed ayaa aaminsan in hadalka kasoo baxay Taliyaha Ciidanka Boliiska uu fariin toos ah u yahay dhinacyada siyaasadda isku haya Muqdisho, iyadoo la isku dayayo in laga hortago xaalad amni oo kasii darta caasimadda.

Shacabka oo Loogu Baaqay Is-Deggenaansho

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ugu dambeyn shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan hay’adaha amniga, isla markaana ay ka fogaadaan wax kasta oo dhaawici kara nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada.

Waxaa sidoo kale lagu adkeeyay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo lagu helo abaabul amni-darro, rabshado ama falal lidi ku ah xasiloonida Muqdisho.

Previous Post

Mucaaradka Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Xasaasi ah ku Qabtay Muqdisho, Kana Digay Xiisado Siyaasadeed iyo Amni

Next Post

Madasha Samata-Bixinta Soomaaliyeed oo Dowladda Ku Eedeysay Caburin Siyaasadeed, Kuna Baaqday Bannaanbax Cusub 16-ka May

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Madasha Samata-Bixinta Soomaaliyeed oo Dowladda Ku Eedeysay Caburin Siyaasadeed, Kuna Baaqday Bannaanbax Cusub 16-ka May

Madasha Samata-Bixinta Soomaaliyeed oo Dowladda Ku Eedeysay Caburin Siyaasadeed, Kuna Baaqday Bannaanbax Cusub 16-ka May

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News