• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 14, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Xukuumada Venezuela oo war ka soo saartay qabashada Madaxweynehooda Nicolas Maduro iyo xaaskiisa

0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Venezuela ayaa sheegtay in aysan ogeyn halka ay ku sugan yihiin Madaxweynihii dalkaas Nicolas Maduro iyo xaaskiisa Cilia Flores, sida ay warbaahinta u xaqiijisay Madaxweyne-ku-xigeenka Venezuela, Delcy Rodríguez.

Hadalkan ayaa yimid kaddib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu sheegay in Maraykanku gacanta ku dhigay Maduro iyo xaaskiisa.

Delcy Rodríguez ayaa sheegtay in dowladda Venezuela ay la yaab ku noqotay hadalka ka soo yeeray Aqalka Cad, iyadoo xustay in aysan jirin wax war ah ama xaqiijin rasmi ah oo muujinaya in madaxweynaha iyo marwada koowaad ay ku jiraan gacanta Mareykanka.

Waxay intaas ku dartay in xaaladdu ay tahay mid mugdi ah oo walaac amni dhalisay, isla markaana ay socdaan dadaallo lagu xaqiijinayo xogta dhabta ah.

Hadalka Madaxweyne Trump ayaa si degdeg ah u kiciyay falcelin ballaaran oo gudaha iyo dibadda ah, iyadoo khubarada siyaasadda ay ku tilmaameen arrintan mid keeni karta xiisad siyaasadeed iyo mid amni oo hor leh oo ka aloosanta gobolka Latin America.

Previous Post

Maxaa ka dhexeeya Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland iyo gooni-goosashada Golaha Yementa Koonfureed ?

Next Post

Kulan ay yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed

Basshi

Basshi

Next Post
Kulan ay yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed

Kulan ay yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News