• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, February 15, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Wax ka ogoow “Heshiiska Canada iyo Shiinaha ee ku saabsan baabuurta korontada (EV) iyo canola.”

0
SHARES
12
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Beijing – Dowladda Canada ayaa Jimcihii ku dhawaaqday heshiis ay la gashay Shiinaha, kaas oo Ra’iisul Wasaare Mark Carney ku tilmaamay mid taariikhi ah oo wax ka beddelaya xiriirka ganacsi ee labada dal.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beijing ku sheegay in heshiiskan uu yahay iskaashi ku dhisan xaqiiqo, ixtiraam iyo dan wadaag, isla markaana ka tarjumaya xaaladda dunida maanta.

Heshiiskan ayaa yimid kaddib ku dhowaad toban sano oo xiriirka Canada iyo Shiinaha uu ahaa mid kacsan. Labada dal waxay ku heshiiyeen in la dhimo ama la qaado canshuuraha lagu soo rogay badeecooyin gaar ah.

Dowladda Canada waxay ogolaatay in 49,000 baabuur koronto (EV) oo Shiinaha laga keenay lagu soo geliyo suuqa Canada iyadoo lagu qaadayo canshuur dhan 6.1 boqolkiiba. Tallaabadan ayaa dib u celinaysa heerkii canshuuraha ka hor intii aysan Canada 2024 ku soo rogin canshuur 100 boqolkiiba ah baabuurta korontada ee Shiinaha.

Bedelkeeda, Shiinaha ayaa ballanqaaday inuu hoos u dhigo canshuuraha saaran canola-da Canada ilaa 15 boqolkiiba bisha Maarso, isla markaana ka qaado canshuuraha canola meal-ka, qaroorka (crab), lobster-ka iyo digirta laga bilaabo Maarso ilaa ugu yaraan dhammaadka 2026.

Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in labada dhinac ay sidoo kale horumar ka sameeyeen wada-hadallada la xiriira dhoofinta hilibka doofaarka (pork) ee Canada, inkastoo canshuuraha saaran pork-ga ay weli sii jiraan.

Muranka ganacsi ee u dhexeeya labada dal ayaa xoogeystay sanadkii 2024, markaas oo Ra’iisul Wasaarihii hore Justin Trudeau uu ku dhawaaqay canshuur 100 boqolkiiba ah oo lagu soo rogay baabuurta korontada ee Shiinaha, tallaabo la mid ah tii uu qaaday Mareykanku.

Shiinaha ayaa arrintaas kaga jawaabay baaritaanno iyo canshuuro adag oo uu ku soo rogay wax soo saarka beeraha ee Canada, oo ay ku jiraan canola iyo digir.

Ra’iisul Wasaare Mark Carney, oo xilka la wareegay bishii Maarso 2025, ayaa Madaxweyne Xi Jinping la kulmay bishii Oktoobar ee shirkii APEC ee ka dhacay Koonfur Kuuriya, kulan uu Carney ku tilmaamay mid beddelay jihada xiriirka labada dal.

Heshiiskan cusub ayaa imaanaya xilli la filayo dib-u-eegista heshiiska Canada–U.S.–Mexico (CUSMA) dabayaaqada sanadkan. Ilaa hadda, Mareykanka kama uusan muujin walaac muuqda, iyadoo Madaxweyne Donald Trump uu sheegay in heshiiskan uu yahay “arrin wanaagsan.”

Previous Post

Toronto digging out after potentially record-breaking 22 centimetres of snow slams city

Next Post

Why Somalia’s Break with the UAE may make Economic sense?

Basshi

Why Somalia's Break with the UAE may make Economic sense?

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News