• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, February 15, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Trump oo ugu hanjabay Canada canshuur dhan 100% hadii ay la heshiiyaan China

“Shiinaha wuxuu si buuxda u baabi’in doonaa Canada, isagoo burburin doona ganacsiyadooda, isku-xidhka bulshadooda, iyo guud ahaan hab-nololeedkooda,” ayuu Trump ku qoray bartiisa Truth Social.

Trump oo ugu hanjabay Canada canshuur dhan 100% hadii ay la heshiiyaan China
0
SHARES
13
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidii ku hanjabay inuu kusoo rogi doono canshuur dhan 100% dhammaan badeecadaha laga soo dhoofiyo Canada, haddii waddanku sii wato heshiiska ganacsi ee uu la galay Shiinaha. Trump ayaa sheegay in uusan oggolaan doonin in Canada ay noqoto “Drop Off Port” ay Shiinuhu uga soo gudbiyaan badeecado Mareykanka.

Hanjabaaddan ayaa imaneysa xilli uu sii xumaanayo xiriirka Trump iyo Ra’iisul Wasaaraha Canada, Mark Carney, kaddib dood ku saabsan madax-bannaanida Canada iyo qorshaha Trump ee Greenland. Trump ayaa sidoo kale ka laabtay casuumaad uu Carney siin lahaa Guddiga Nabadda ee uu dhisayo, wuxuuna hoggaamiyaha Canada ugu yeeray “Guddoomiye Carney,” naanaystii uu horey u adeegsaday Ra’iisul Wasaarihii hore, Justin Trudeau.

Inkasta oo Canada heshiis rasmi ah la gaarin Trump si loo yareeyo qaar ka mid ah canshuuraha uu Mareykanku soo rogay, dalkaasi waxaa ka ilaalisay saameynta ugu culus ee canshuurahaas heshiiska Canada–Mareykanka–Mexico (CUSMA/USMCA), kaas oo dib u eegis lagu sameyn doono sannadkan.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga Fiqi oo ka qeybgalay qalin-jabinta ciidan ee Doha, kana mahadceliyay doorka Qatar ee tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka.

Next Post

Bannaabax looga soo horjeedo xagudubka Israa’iil oo ka dhacay Muqdisho

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Bannaabax looga soo horjeedo xagudubka Israa’iil oo ka dhacay Muqdisho

Bannaabax looga soo horjeedo xagudubka Israa’iil oo ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News