• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, February 10, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Soomaaliya iyo Jabuuti oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad oo Lagu Xoojinayo Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista

Is-afgarad Cusub: Soomaaliya iyo Jabuuti oo Heshiis ka Gaadhay Horumarinta Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista

Soomaaliya iyo Jabuuti oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad oo Lagu Xoojinayo Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga tacliinta sare iyo cilmibaarista ee labada dal.

Heshiiskan cusub ayaa ujeedadiisu tahay in la dhiso hannaan rasmi ah oo fududeynaya iskaashiga tacliimeed, is-weydaarsiga aqooneed, iyo cilmi-baarista wadajirka ah ee jaamacadaha iyo hay’adaha tacliinta sare ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

Qodobada muhiimka ah ee Heshiiska waxaa ka mid ah:

  • Is-weydaarsiga ardayda, macallimiinta, iyo cilmibaarayaasha labada dal

  • Taageeridda barnaamijyo tababar iyo cilmi-baaris gaagaaban

  • Abaabulka shirar, aqoon-is-weydaarsiyo, iyo siminaarro wadajir ah

  • Hirgelinta barnaamijyo shahaado-wadaag ah (Bachelor, Master, iyo PhD)

  • Fududeynta arrimaha deeqaha waxbarasho iyo aqoonsiga shahaadooyinka

  • Ilaalinta xuquuqda hantida aqooneed (Intellectual Property) ee ka dhalata cilmi-baarista, iyadoo la raacayo shuruucda qaran iyo heshiisyada caalamiga ah

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xusay in heshiiskan uu xoojinayo xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, isla markaana uu sare u qaadayo tayada waxbarashada sare iyo horumarinta cilmi-baarista gudaha dalka.

Dhanka kale, Wasiirka Tacliinta Sare ee Jabuuti, Mudane Nabiil Maxamed Axmed, ayaa tilmaamay in iskaashigan uu fursado muhiim ah u abuuri doono ardayda iyo macallimiinta labada dal, isla markaana uu gacan ka geysan doono horumarinta aqoonta, xirfadaha cilmiyeed, iyo kobcinta wada-shaqeynta gobolka.

Heshiiskan ayaa ka tarjumaya dadaalka joogtada ah ee labada dowladood ay ugu jiraan xoojinta iskaashiga istiraatiijiga ah, horumarinta tacliinta sare, iyo dhisidda mustaqbal ifaya oo loogu talagalay jiilasha soo koraya. Waxaa la filayaa in dhaqangelinta heshiiskan ay dhiirogelin doonto barnaamijyo waxbarasho iyo cilmi-baaris oo muddo dheer soconaya, ayna horseedi doonto kor u qaadista tayada aqoonta ee jaamacadaha iyo xarumaha cilmi-baarista.

Previous Post

Trump oo ku hanjabay inuu hakiyo furitaanka buundada cusub ee isku xirta Windsor (Canada) iyo Detroit (USA)

Next Post

Axmad Madoobe oo Muqidhso soo gaaray

Ali Baashi

Ali Baashi

Next Post
Axmad Madoobe oo Muqidhso soo gaaray

Axmad Madoobe oo Muqidhso soo gaaray

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News