Jubbaland oo hakisay wada-shaqayntii ay la lehayd dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dowlad goboleedka Jublaland ayaa sheegtay inay hakisay xariirkii iyo wada-shaqayntii kala dhexaysay dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana war saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha maamulkaas lagu yiri sidan: “Dowladda Jubaland waxaa ka go’an ilaalinta nidaamka dawladnimada, ku dhaqanka Dastuurka iyo shuruucda dalka, iyadoo laga hortagayo wax kasta oo qalqal galinaya midnimada iyo wada jirka shacabka…