• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 14, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Bandhigtay Warbixin Shirkeeda Sannadlaha Garsoorka

0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida sannadkan waxay si muuqata uga duwanaatay sidii ay uga qeyb geli jirtay shirarka garsoorka ee sannadlaha ah. Toddobadii shir ee hore ka-qaybgalkeedu wuxuu ku ekaa martiqaad iyo joogitaan hoggaamineed, balse 2025 waxay la timid warbixin dhammaystiran, diyaar-garow buuxa iyo ka-qaybgal ballaaran oo xitaa ka saamayn batay maxkamadaha rayidka ah.

Warbixinta la soo bandhigay waxay si faahfaahsan uga hadashay howlaha maxkamadda, laga bilaabo furista galalka, dhageysiga dacwadaha, ridista xukunnada ilaa fulintooda. Haddaba, bal aan dib u milicsanno aasaaska iyo shaqada Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Aasaaska Sharciyeed

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida waxay la aasaasantay dowladnimadii casriga ahayd ee dalka.

  • Xeer Lr.1 (1963): Xeerka Ciidamada xilliyada nabadda iyo dagaalka.

  • Xeer Lr.2 (1964): Xeerka nidaamka garsoorka ciidamada.

  • Waxaa sidoo kale lagu dhaqaa Xeerka La-dagaallanka Argagixisada ee 2023.

Cidda lagu qaado

Maxkamaddu waxay qaadaa:

  • Ciidamada qalabka sida: Xoogga Dalka, Booliska, Asluubta iyo Sirdoonka.

  • Kooxo hubeysan sida jabhadaha, maleeshiyaadka iyo argagixisada.

Tirakoobka Dambiyada 2025

Sanadka 2025, guud ahaan waxaa la furay in ka badan 4,000 gal, halka maxkamadda la hor keenay ku dhowaad 6,000 eedaysane.

Hay’adaha kiisaska soo gudbiyay

  • NISA: 1,400 kiis

  • CID: 1,024 kiis

  • Xoogga Dalka (Waaxda Baarista & Wardoonka): 851 kiis

  • Booliska Gobolka Banaadir: 382 kiis

  • Taliska Asluubta: 287 kiis (iyagoo ka hawlgalay furimaha hore)

Noocyada dambiyada

  • Dhac: 548 (hore 214) – koror weyn

  • Dhaawac: 294 (hore 153)

  • Dil: 486 (hore 227) – muujinaya dhibaato maamul

  • Shabaabnimo: 1,470 (hore 359) – koror ka badan 300%

  • Lunsasho hanti ciidan: 762 (hore 452) – koror ka badan 40%

Xukunnada Qisaasta

Waxaa la fuliyay 22 xukun, oo kala ah:

  • 1 Boolis

  • 1 Daraawiish

  • 4 Xoogga Dalka

  • 16 Shabaab & Daacish

Carruurta la soo taagay

  • 18 wiil & 14 gabdhood → lagu wareejiyay hay’adaha daryeelka

  • 29 wiil → waalidkood loo celiyay

  • 9 wiil → la xukumay

Tirada eedaysanayaasha

  • Rag: 5,649

  • Dumar: 387

Maamullada

  • Galmudug ayaa ugu badan dambiyada (120 kiis)

  • Hirshabeelle ayaa ugu hooseysa (33 kiis)

Gunaanad iyo Baahiyaha Jira

Warbixinta oo ka kooban 62 bog waxay sidoo kale iftiimisay baahida loo qabo:

  • Koror garsoorayaal, xeer-ilaaliyeyaal, qareenno iyo khubaro farsamo

  • Xoojinta xafiisyada wacyigelinta

  • Daadejinta maxkamadda si ay uga hawlgasho dhammaan deegaannada ay ciidamadu joogaan

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida waxay soo jeedisay in la dardargeliyo gaarsiinta adeegga garsoor ee militariga si loo hubiyo isla xisaabtan, cadaalad iyo xakamaynta dambiyada ka dhex dhaca ciidamada.

Warbixintan waxay muujinaysaa koror muuqda oo dambiyada qaarkood ah, taasoo u baahan dib-u-eegis maamul iyo xoojin nidaamka anshaxa ciidamada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Sheegay in Soomaaliya Horumar ka Samaysay Adeegyada Dijitaalka

Next Post

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News