• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, February 15, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Madaxweyne Cirro ayaa aqbalay in uu booqasho ku tago Israel

0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kulanka dhexmaray madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida Somaliland iyo wasiirka arrimaha dibadda Israel ayaa looga hadlay iskaashi dhexmara labada dhinac.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa uga mahadceliyay Israel go’aanka ay ku aqoonsadeen isagoo ku tilmaamay mid leh saameyn diblomaasiyadeed, mid dhaqaale iyo mid horumarineed.

Madaxweynaha Somaliland wuxuu kaloo caddeeyey in ay diyaar u yihiin iskaashi iyo wada shaqayn buuxda oo dhinacyo badan leh in ay la yeeshaan Israa’iil.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, wasiirka arrimaha dibadda Israel, Gideon Saar, ayuu kaga hadlay ujeedka booqashadiisa.

“Booqashada waxaan ku gudbineynaa fariin ah in ay naga go’an tahay in aan sii wadno xiriirka nagala dhexeeya Somaliland” ayuu yiri wasiirka oo intaas ku daray.

“Israel iyada ayaa iska leh go’aanka cidda ay aqoonsaneyso iyo cidda ay la yeelaneyso xiriir diblomaasiyadeed”

Wasiirka waxa uu sheegay in maanta uu madaxweynaha iyo xubno kale oo sare uu kala hadlay sidii loo sameyn lahaa xiriir buuxa. Wasiirka wuxuu kaloo sheegay madaxweyne uu aqbalay martiqaadka raysalwasaare Netanyahu.

Previous Post

Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah isugu yeertay Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa (AU PSC)

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hadashay wasiirkii Israa’iil ee maanta yimid Somlailand

Basshi

Basshi

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hadashay wasiirkii Israa’iil ee maanta yimid Somlailand

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News