• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 14, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Kulan ay yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed

0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaaray hoyga magaalada Muqdisho uu ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed.

Booqashadan ayaa ahayd mid aan horay loo sii shaacin, waxaana labada masuul ay hadda ku jiraan kulan albaabadu u xiran yihiin, kaas oo ka socda guriga Madaxweyne hore Shiikh Shariif Shiikh Axmed

Ilaa iyo hadda ma cadda ajandaha rasmiga ah ee kulanka, balse ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in wada-hadalladu la xiriiri karaan arrimaha siyaasadda dalka, xaaladda amniga, iyo is-afgarad siyaasadeed oo ku saabsan marxaladda uu dalku marayo.

Kulanka labada masuul ayaa ku soo beegmaya xilli xaaladda dalku ay meel adag marayso, islamarkaana Israa’iil ay ku soo xadgudbtay midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Xukuumada Venezuela oo war ka soo saartay qabashada Madaxweynehooda Nicolas Maduro iyo xaaskiisa

Next Post

Saddex arrimood oo muhiim ah oo laga diiwaan galiyay qabashadii taariikhiga aheed ee Maduro

Basshi

Basshi

Next Post
Saddex arrimood oo muhiim ah oo laga diiwaan galiyay qabashadii taariikhiga aheed ee Maduro

Saddex arrimood oo muhiim ah oo laga diiwaan galiyay qabashadii taariikhiga aheed ee Maduro

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News