• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Tuesday, November 10, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya U-15 oo 2–1 uga badisay Sacuudi Carabiya tartanka da’yarta ee Baku

    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    NUSOJ oo billowday wadatashiyo ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee heshiiska xuquuqda haweenka ee CEDAW

    Eisenkot oo loo xil saaray dhismaha dowladda Israa’iil, Netanyahu-na wajahaya loollan uu xilka ku sii haysto

    Ramla Cali oo guul ka gaartay Texas, una hibeysay aabbaheed oo geeriyooday

    Maxaad kala socotaa waxyaabaha ay salka ku hayso xiisadda Hiiraan ka jirta iyo ballanta ay sheegeen in looga baxay?

    Erdoğan iyo Aliyev oo Shusha kaga hadlay xiriirka Turkiga iyo Azerbaijan iyo iskaashiga dalalka Turkiga

    Taliyaha Ciidanka Badda Itoobiya oo sheegay in xoog loo adeegsan karo helitaanka marin Badda Cas haddii diblomaasiyaddu fashilanto

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Soomaaliya iyo Sweden oo Muqdisho kaga wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
November 10, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Soomaaliya iyo Sweden oo Muqdisho kaga wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho  — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Hans Henric Lundquist. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga.

Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray horumarinta xiriirka laba geesoodka ah iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga Soomaaliya iyo Sweden. Waxaa sidoo kale kulanka lagu soo qaaday arrimo khuseeya danaha wadajirka ah ee labada dal.

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa Dowladda Sweden uga mahadceliyey taageerada ay siiso Soomaaliya. Waxa uu adkeeyey muhiimadda ay leedahay sii xoojinta wada-shaqaynta labada dowladood, iyadoo arrimaha difaaca iyo amnigu ay ka mid ahaayeen qodobbada ugu waaweyn ee kulanka looga hadlay.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qaybgalay Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Cali Bariise.

Previous Post

Ramla Cali oo guul ka gaartay Texas, una hibeysay aabbaheed oo geeriyooday

Next Post

Eisenkot oo loo xil saaray dhismaha dowladda Israa’iil, Netanyahu-na wajahaya loollan uu xilka ku sii haysto

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Eisenkot oo loo xil saaray dhismaha dowladda Israa’iil, Netanyahu-na wajahaya loollan uu xilka ku sii haysto

Eisenkot oo loo xil saaray dhismaha dowladda Israa’iil, Netanyahu-na wajahaya loollan uu xilka ku sii haysto

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News