• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, February 10, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne ErdoฤŸan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Ku-simaha Guddoomiyaha Banaadir oo ka Qaybgalay Xuska 10-Sano Jirsiga Tartan Cilmiyeed

0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐…๐ž๐›๐ซ๐š๐š๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”: Ku-simaha Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Mudane Ciise Maxamuud Guure, ayaa ka qaybgalay munaasabad uu Telefishinka Universal ku abaal-marinayay guulaystayaasha tartankii Ramadanka, islamarkaana si rasmi ah ugu daah-furayay tartan cilmiyeedka bisha Ramadan ee soo aaddan.
Munaasabadda oo sidoo kale lagu xusay 10 sano-guurada taabbelgelinta Maamulka Gobolka Banaadir (2016โ€“2026), ayuu Guddoomiye Ciise Maxamuud Guure bogaadiyay dadaalka joogtada ah ee Telefishinka ku bixiyo dhiirrigelinta aqoonta, hiddaha, iyo hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.
Waxa uu bulshada iyo dhallinyarada ku boorriyey in ay ka qayb qaataan tartamada aqooneed iyo kuwa hiddaha iyo dhaqanka, si kor loogu qaado xirfadaha iyo kartida dhalinyarada Soomaaliyeed.
Munaasabadda ayaa sidoo kale waxaa ka qaybgalay Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa amaanay dadaalka Maamulka Gobolka Banaadir ee 10-sano jirsaday iyo sida Universal TV u joogteeyay tartanka sanadlaha ah.
Previous Post

Doodda Kaarka Caafimaadka & Kormeerka Raโ€™iisul Wasaaraha Xamse ee Garoonka Aadan Cadde

Ali Baashi

Ali Baashi

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

ยฉ 2026 Qaranimo.com โ€“ Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News