• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, February 11, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    Trending Tags

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Faahfaahin ku saabsan wixii maanta ka dhacay Baarlamaanka: Gacan-ka-hadal iyo buuq

Faahfaahin ku saabsan wixii maanta ka dhacay Baarlamaanka: Gacan-ka-hadal iyo buuq
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray ka doodista iyo dejinta ajandaha rasmiga ah ee lagu ansixinayo wax-ka-beddelka lagu sameeyay qaar ka mid ah qodobada Dastuurka KMG ah ee dalka.

Kulanka waxaa guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaana ku wehlinayay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo xubno kale oo ka tirsan guddoonka labada gole.

Kulankan ayaa waxaa hareeyey buuq xooggan oo ay sameeyeen xildhibaanno ka tirsan mucaaradka, kuwaas oo si cad uga soo horjeeday qorshaha wax-ka-beddelka dastuurka ee ay waddo dowladda.

Fadhiga waxaa yimid oo ka qeyb-galay xildhibaanno gaarayay 180 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka iyo 31 Senator oo ka socda Aqalka Sare. Intii uu socday kulanka, mudanayaasha labada aqal waxaa loo qeybiyey warbixinta soo-jeedinta wax-ka-beddelka dastuurka ee la xiriira cutubyada 5-aad ilaa 9-aad.

Sidoo kale, xildhibaannada waxaa la siiyey warbixin faahfaahsan oo sharxaysa soo-jeedintaas iyo wax-ka-beddel la doonayo in lagu sameynayo Qodobbada 49-aad, 50-aad iyo 54-aad ee cutubka 4-aad ee Dastuurka.

Fadhiga maanta ee baarlamaanka waxa uu intiisa badan ahaa mid uu buuq hareeyey, markii uu yimid guddoomiyaha ayaa waxaa bilaabatay in xildhibaannadii diidanaa ajendihii maanta ay jeex-jeexaan waraaqihii uu ku qornaa ajendaha.

Wax ka beddelka dastuurka ayaa la hadal hayey muddooyinkii u dambeeyey, xildhibaannada maanta diidanaa ayaa ku dooday in aysan suuragal ahayn in wax laga beddelo dastuurka hadda, waxa ay sidoo kale Mudanayaashan ku eedeeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka inay doonayaan inay meel mariyaan isbeddello dastuuri ah oo aan haysan taageerada shacabka iyo Baarlamaanka.

Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig oo ka mid ah mudanayaasha diiddan wax ka beddelka ayaa mar uu wariyaha BBC-da la hadlayey yiri “waxaa la soo diyaariyey in baarlamaanka waqtigiisa la dheereysto, dastuur aan heshiis lagu ahayn oo wax ka beddel lagu soo sameeyey oo guruub gaar ah ay wataan intaas ayaa la rabay in baarlamaanka la keeno annagana taas ayaan diidnay”.

Shalay ayey ahayd markii guddiga joogtada ah ee baarlamaanka ay isku fahmi waayeen oo ay kula tageen meel marinta ajandahan wax ka beddelka dastuurka.

Dhanka kale, xildhibaannada taageersan wax ka beddelka dastuurka ayaa qaba in ay tahay la sii wado shaqada baarlamaanka si loo dhammeestiro meel marinta iyo aqrinta ajandaha wax ka beddelka dastuurka. Maxamed Cabdiqaadir oo kamid ah xildhibaannada taageersanaa ayaa yiri “waxaa aaminsanhay in shaqada la wado, waxaan aaminsanahay aragtida naga duwan in baarlamaanka la yimaado fagaaraha laga hadlo ra’yiga la weydiiyo”. Isagoo intaas ku daray “in firinbi la soo qaato wax micno ah ma sameeneyso malaha”.

Jadwalka ayaa ka koobnaa sadex marxaladood oo kala dambeeya, sida ku cad nuqun ay BBC-du heshay, marxaladda kowaad ayaa loogu talo galay in lagu qeybiyo nuqullada ay ku qoran yihiin ‘soo jeedinta wax ka beddelka dastuurla’, halka marxaladda 2aad ay noqonayso ‘ka doodista wax ka beddelka dastuurka’, iyo marxaladda u dambeysa oo ah ‘dhammeystirka soo jeedinta wax ka beddelka dastuurka’.

Previous Post

RW Xamsa ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Yurub.

Next Post

Trump warns Iran ‘time is running out’ for nuclear deal as US military builds up in Gulf

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Maxaa laga og yahay markabka dagaalka ee Maraykanka ee ku sii dhowaanaya Iiraan?

Trump warns Iran 'time is running out' for nuclear deal as US military builds up in Gulf

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.