• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, November 2, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya U-15 oo 2–1 uga badisay Sacuudi Carabiya tartanka da’yarta ee Baku

    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Abiy Axmed oo tababar ciidan geliyey wasiirro iyo madax sare oo Itoobiyaan ah

    Uganda oo shaacisay qorshe ay ciidamadeeda Soomaaliya uga saarayso laba marxaladood

    Suudaan oo QM iyo Midowga Afrika uga cabatay weerarro ay sheegtay in laga soo abaabulay Itoobiya

    Iiraan oo ka digtay dagaal daba dheeraada xilli Trump uu soo hadal qaaday weerarro cusub

    Muran ka dhashay eedeymaha Netanyahu ee ku saabsan taageerada shisheeye ee xisbiyada Carabta

    Mucaaradka Israa’iil ma ka adkaan karaa Netanyahu taageero la’aan Falastiiniyiinta?

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Xukuumadda Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku soo bandhigtay waxqabadkeeda 100-ka maalmood

Baashi | Qaranimo Online Editor by Baashi | Qaranimo Online Editor
November 2, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Xukuumadda Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku soo bandhigtay waxqabadkeeda 100-ka maalmood
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Baydhabo  — Xukuumadda Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigtay warbixin ku saabsan waxqabadkeeda 100-kii maalmood ee ugu horreeyey, munaasabad uu ka qaybgalay hoggaamiyaha maamulka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qaybgalay Wasiirka Xannaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee Koonfur Galbeed, maamullada gobolka Baay iyo degmada Baydhabo, iyo wakiillo ka socday qaybaha bulshada.

Warbixinta la soo bandhigay ayaa lagu faahfaahiyey hawlaha ay xukuumaddu sheegtay inay ka qabatay amniga, dowlad-dhiska, caafimaadka, waxbarashada, kaabayaasha dhaqaalaha iyo arrimaha bani’aadannimada.

Waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay qorshayaashii mudnaanta la siiyey, caqabadihii ka hor yimid fulintooda iyo tallaabooyinkii la qaaday si loo dardargeliyo shaqada hay’adaha maamulka iyo adeegyada dadweynaha.

Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa bogaadiyey shaqada Golaha Wasiirrada iyo hay’adaha kale ee maamulka muddadaas. Waxa uu ku boorriyey inay sii wadaan qorshayaasha horumarineed, isla markaana xoojiyaan wada-shaqaynta hay’adaha.

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in sugidda amniga, xoojinta dowladnimada, dib-u-heshiisiinta bulshada iyo horumarinta adeegyada aasaasiga ahi ay yihiin mudnaanta maamulka. Waxa uu adkeeyey in hawlahaas lagu saleeyo sidii shacabka loo gaarsiin lahaa adeegyo dowladeed oo tayo leh.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Jabuuti uga mahadceliyey taageeradeeda Soomaaliya, kuna baaqay iskaashi baarlamaani ah

Next Post

Suudaan oo QM iyo Midowga Afrika uga cabatay weerarro ay sheegtay in laga soo abaabulay Itoobiya

Baashi | Qaranimo Online Editor

Baashi | Qaranimo Online Editor

Baashi is an editor at Qaranimo Online, contributing to the publication of timely, accurate, and informative news. His work focuses on Somali affairs, community issues, regional developments, and international news relevant to Somali readers worldwide.

Next Post
Suudaan oo QM iyo Midowga Afrika uga cabatay weerarro ay sheegtay in laga soo abaabulay Itoobiya

Suudaan oo QM iyo Midowga Afrika uga cabatay weerarro ay sheegtay in laga soo abaabulay Itoobiya

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News