• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, May 21, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    UAE denies Netanyahu visited in ‘secret’ during US-Israel war on Iran

    Soomaaliya oo Ku Baaqday in Afrika Hesho Kuraas Joogto ah oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ah

    Somalia Calls for Permanent African Representation on UN Security Council at Africa Forward Summit

    Kenya Delegation Attends Djibouti President Guelleh’s Sixth-Term Swearing-In Ceremony

    DFL Endorses Ilhan Omar for Re-Election in Minnesota’s 5th District

    Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

    Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo xumaaday, sabab?

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Safiirka Soomaaliya ee Mauritaaniya Oo Madaxweynaha Dalkaas U Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Nouakchott, Mauritaaniya – 21 May 2026 — Safiirka cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritaaniya, Mudane Yusuf Ahmed Hassan (Yusuf Jeego), ayaa maanta si rasmi ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ugu gudbiyay Madaxweynaha Mauritaaniya, Mudane Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani, munaasabad ka dhacday Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Nouakchott.

Munaasabadda gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa ku qabsoontay jawi xushmad, saaxiibtinimo iyo diblomaasiyad sare leh, taas oo ka tarjumeysay xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mauritaaniya. Madaxweynaha Mauritaaniya ayaa si diirran u soo dhoweeyay Safiirka cusub, isaga oo u rajeeyay guul iyo in uu door muuqda ka qaato xoojinta xiriirka labada dal.

Kulanka kadib gudbinta warqadaha aqoonsiga, labada dhinac ayaa yeeshay wada-hadal ku saabsan horumarinta xiriirka laba geesoodka ah iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada muhiimka u ah labada dowladood. Waxay si gaar ah diiradda u saareen arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha, waxbarashada, amniga iyo iskaashiga heer gobol iyo heer caalami.

Safiir Yusuf Ahmed Hassan ayaa Madaxweynaha Mauritaaniya uga mahadceliyay soo dhoweynta diirran iyo taageerada joogtada ah ee dowladda Mauritaaniya ay la garab taagan tahay Soomaaliya, isagoo xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay muhiimad gaar ah siineyso xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dalalka Islaamka iyo kuwa Afrika.

Dhankiisa, Madaxweyne Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani ayaa adkeeyay sida dowladda Mauritaaniya uga go’an tahay sii wadidda xiriirka walaaltinimo iyo taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada nabadda, xasilloonida iyo horumarka.

Magacaabista iyo aqoonsiga rasmiga ah ee Safiirka cusub ayaa kusoo aadaya xilli Soomaaliya ay sii xoojineyso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalalka gobolka iyo caalamka, iyadoo dowladda Federaalka Soomaaliya ay dadaal ugu jirto ballaarinta iskaashiga siyaasadeed iyo dhaqaale ee ay la leedahay saaxiibadeeda caalamiga ah.

Previous Post

Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

Next Post

Soomaaliya oo Madrid Ka Muujisay Dadaallada La-dagaallanka Xagjirnimada iyo Argagixisada

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Soomaaliya oo Madrid Ka Muujisay Dadaallada La-dagaallanka Xagjirnimada iyo Argagixisada

Soomaaliya oo Madrid Ka Muujisay Dadaallada La-dagaallanka Xagjirnimada iyo Argagixisada

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook Twitter Youtube RSS
qaranimo.com

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Business
  • Entertainment
  • News
  • Politics
  • Sports
  • Tech
  • Uncategorized
  • WARARKA MAANTA
  • World

Recent News

Soomaaliya oo Madrid Ka Muujisay Dadaallada La-dagaallanka Xagjirnimada iyo Argagixisada

Soomaaliya oo Madrid Ka Muujisay Dadaallada La-dagaallanka Xagjirnimada iyo Argagixisada

May 21, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Mauritaaniya Oo Madaxweynaha Dalkaas U Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Mauritaaniya Oo Madaxweynaha Dalkaas U Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

May 21, 2026

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.