• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Tuesday, September 22, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres oo furitaanka Golaha Guud kaga digay kala qaybsanaanta dunida iyo awoodda aan sharcigu xakamayn

    Al-Sisi oo Mareykanka kala hadlay taageerada madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya

    Canshuuraha Mareykanka oo ganacsiyo Canadian ah ku qasbaya inay xadka ka gudbaan

    Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo dejinaya qorshe wadajir ah oo ku wajahan nabadda iyo horumarka Afrika

    Gudaha Berbera: Dekedda oo Xuddun u Noqotay Loollanka Awoodda Badda Cas

    RIYAAD OO DIB U HABEYNAYSA XIRIIRKEEDA DHAQAALAHA IYO ISTIRAATIJIYADDA EE SHIINAHA IYO MAREYKANKA

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Abiy Axmed: Itoobiya iyo badda cas lama kala reebi karo

"Badda cas waxay nooga dhigan tahay si la mid ah waxa ay Israa'iil Golan Heights uga dhigan tahay"

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
February 3, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Abiy Axmed: Itoobiya iyo badda cas lama kala reebi karo
0
SHARES
11
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Abiy Axmed, oo maanta la hadlay baarlamaanka Itoobiya, ayaa sheegay in Itoobiya aysan marnaba ka tanaasuli doonin hammigeeda ku aaddan helitaanka marin badeed. Wuxuu tilmaamay in ay tahay wax ka soo horjeeda caqliga iyo xeerarka dabiiciga ah in la yiraahdo Itoobiya bad uma baahna, isagoo adkeeyay in Badda Cas ay laf-dhabar u tahay danaha istiraatiijiga ah ee dalkiisa.

Sidoo kale, wuxuu sheegay in Itoobiya aysan raadinayn marin ay ku hesho xoog ama dagaal, balse ay doonayso xal ku dhisan wada-hadal iyo dan wadaag. Abiy Axmed ayaa tusaale u soo qaatay sida Israa’iil ay u aragto Buuraleyda Golan Heights arrin amni, isaga oo sheegay in sidaas oo kale ay Itoobiya u aragto Badda Cas arrin si toos ah ugu xiran danteeda qaranka.

Itoobiya iyo Eritrea

Ra’iisul Wasaare Abiy oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen mudanayaasha baarlamaanka ka weydiiyeen arrinta Eritrea ayaa sheegay in ciidamada Eritrea ay wadeen bililiqo ballaaran oo ay ku jiraan warshado ay biliqaysteen xilligii uu socday dagaalka waqooyiga Itoobiya.

Sidoo kale wuxuu sheegay in xiriirka Itoobiya iyo Eritrea uu xumaaday, isagoo sheegay in Eritrea aysan raali ka ahayn saxiixa heshiiska Pretoria.

“Sidee heshiis loola geli karaa [ TPLF] iyadoo aan TPLF meesha ka baxayn,” ayuu yiri.

Waxa uu sheegay in Itoobiya ay dhowr jeer u dirtay magaalada Asmara saraakiil ka tirsan dowladda si ay u soo celiyaan hantidii laga dhacay dagaalkii Tigray, isla markaana ay joojiyaan bililiqada.

“Markii aanu gaarnay magaalada Adigrat waxaan ugu tagnay warshadii dawooyinka oo la furfurtay, wixii aan laga guurinna waa la duminayay, xaaladuna waxa ay gaartay halkii ugu saraysay, laakiin wakhtigaas dawladda Itoobiya awood uma lahayn in ay ka hortagto.

Biyo xireenka GERD

Abiy Axmed wuxuu mar kale ka hadlay arrinta biyo xireenka weyn ee Itoobiya, wuxuuna ku celiyey in aysan jirin wax deyn ah ama kaalmo ah oo ay ka heleen dhinacna intuu lagu guda jiray dhismaha biyo xireenka.

“Waa mashruuc ku suuragalay go’aankii geesiyaasha Itoobiyaanka ahaa, iyo dadaalka ay muujiyeen dadka reer Itoobiya gudaha iyo dibaddaba” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo carrabka ku dhuftay in aan wax deyn ah ama gargaar ah lagu qaadan dhismaha biyo xireenka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku celceliyay dhawaan in dalkiisu uu maalgeliyey dhismaha biyo xireenka Grand Renaissance Dam (GERD), jawaabta Ra’iisul Wasaare Abiy-na waxay daba socotaa arrintaas.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in aysan joogsan ka shaqeynta Mashaariicda waaweyn ee Itoobiya; Waxa uu sidoo kale sheegay in la bilaabay dhismaha mid ka mid ah garoomada diyaaradaha ee ugu waaweyn Afrika.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Joojisay Duulimaadyo Siday Ciidan iyo Hub ay wateen hogaamiyaasha Puntland iyo Jubaland

Next Post

Hawada Muqdisho oo ay Dhoolatus ku Sameeyeen Diyaaradaha F-16 ee Turkiga

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Dowlanda Turkiga oo Soomaaliya soo gaarsiisay saddex diyaaradood oo nooca F-16 ah

Hawada Muqdisho oo ay Dhoolatus ku Sameeyeen Diyaaradaha F-16 ee Turkiga

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News