• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, September 21, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Canshuuraha Mareykanka oo ganacsiyo Canadian ah ku qasbaya inay xadka ka gudbaan

    Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo dejinaya qorshe wadajir ah oo ku wajahan nabadda iyo horumarka Afrika

    Gudaha Berbera: Dekedda oo Xuddun u Noqotay Loollanka Awoodda Badda Cas

    RIYAAD OO DIB U HABEYNAYSA XIRIIRKEEDA DHAQAALAHA IYO ISTIRAATIJIYADDA EE SHIINAHA IYO MAREYKANKA

    Mareykanka oo soo afjaray cunaqabateyntii 2021 ee Eritrea kaddib markii uu dhacay Amarkii Fulinta 14046

    Sheekh Shariif: Wadahadallada siyaasadeed wax horumar ah lagama gaarin, dowladduna tanaasul ma muujin

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Jaamacadda Carabta oo si adag u cambaareysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ee Hargeysa

Basshi by Basshi
January 7, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Jaamacadda Carabta oo si adag u cambaareysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ee Hargeysa
0
SHARES
10
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dalalka Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay booqashadii uu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ku tagay magaalada Hargeysa, taas oo ay ku tilmaameen mid sharci-darro ah, xadgudubna ku ah madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Bayaanka rasmiga ah oo ka soo baxay Jaamacadda Carabta ayaa lagu sheegay in booqashadaasi ay tahay isku day fashilmay oo lagu doonayo in lagu meelmariyo aqoonsi aan sharci ahayn oo la siiyo maamulka Soomaaliland, taas oo si toos ah uga hor imaaneysa qawaaniinta caalamiga ah, go’aannada Midowga Afrika, iyo mowqifka mideysan ee Carabta ee ku aaddan midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Ahmed Abul Ghayt ayaa mar kale caddeeyay in Jaamacadda Carabta ay si buuxda u diidan tahay nooc kasta oo xiriir rasmi ama mid dadban ah oo lala yeesho maamul ka baxsan awoodda dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay arrintaas mid dhaawacaysa madax-bannaanida qaranka, isla markaana halis ku ah nabadda iyo amniga gobolka Geeska Afrika, Badda Cas, Gacanka Cadmeed iyo qaaradda Afrika guud ahaan.

Afhayeenka rasmiga ah ee Jaamacadda Carabta, Jamaal Rashiidi, ayaa sheegay in Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta uu horey, kulankiisii 28 Diseembar 2025, ku go’aamiyay in tallaabooyinkan ay yihiin kuwo baadil ah, sharci-darro ah, isla markaana aan la aqbali karin, maadaama ay fududeynayaan qorshayaal la xiriira barakicin qasab ah oo lagula kacayo shacabka Falastiin, iyo in dekedaha Soomaaliya loo adeegsado dano militari.

Jaamacadda Carabta ayaa sidoo kale ku dhawaaqday inay sii wadi doonto taageerada siyaasadeed iyo mid farsamo ee ay siiso hay’adaha dowladda Soomaaliya, si looga hortago isku day kasta oo lagu abuurayo khilaafaad cusub oo wiiqi kara xasilloonida, midnimada dalka, ama lagu faragelinayo marinnada badda istiraatiijiga ah ee Carabta.
Bayaankan ayaa imanaya xilli ay sii kordhayaan walaacyada ku saabsan faragelinta dibadeed ee ka jirta Geeska Afrika, iyadoo Soomaaliya ay mar kale heshay taageero cad oo ka timid dunida Carabta oo ku aaddan ilaalinta madax-bannaanideeda iyo midnimadeeda qaran.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha dibadda Isreal ee saakay yimid Hargeysa ayaa dib u laabtay

Next Post

Maxa ka dhalan kara socdaalka sharci darad ah ee uu Wasiirka arrimaha dibadda Israail ku tagay Hargeysa

Basshi

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News