Talaado: June 22 2021
Iskaashatada kalluumeysatada gobolka Banaadir ee Dan-kulmis ayaa soo dhaweeyey heshiiskii ku saabsanaa in kaluunka Soomaaliya loo iib geeyo dalka Itoobiya.
Waxay kaloo soo hadal qaadeen in bada lagu la’yahay doomo kaluumeysi iyo raggii la socday kuwaasoo ka ambabaxay xeebaha Muqdisho.
Sidoo kale hadalkaan ayaa imaanaya Xili maalmo ka hor Itobiya iyo Somaliya ay ku heshiiyeen in Itobiya loo dhofiyo Kaluunka ama malaayga Somaliyana loo soo dhoofiyo Jaadka hareeriga ee laga beero.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________