May 27 2021
RW Rooble, Madaxda maamul gobaleedyada dalka iyo Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hadda shir albaabada u xiran yihiin la leh Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Madaxweyne Farmaajo oo ku sugan Teendhada Afisyooni ayaan qeyb ka aheyn shirka socda ee xalka loogu raadinayo khilaafka siyaasiinta ka soo jeeda gobolada Waqooyi ee la xariira arrimaha doorashada Soomaaliya.
Sidoo kale Waxaana dib u dhacay khudbadihii ay jeedin lahaayeen madaxda ka qeyb galaysa shirka xiritaanka shirka lagu shaacinaayo heshiiska ay wada gaareen RW Rooble, madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka banaadir.
\
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________