.
May 26 2021
Baaritaan madaxbannaan oo in muddo ah ay wadeen koox ka shaqaysa xuquuqda aadanaha dalka Britain ayaa daraasad ay soo saareen ku sheegay in xisbiga haya talada Britain ay dhexdiisa ka jirto Islaam nacayb.
Professor Swaran Singh oo ahaa guddoomiyihii hore ee sinnaanta iyo xuquuqul insaanka ayaa baaritaankan ku sameeyey 1,418 cabasho oo la xiriira 727 dhacdo oo kala duwan, waxaana dacwooyinka laga soo gudbiyey xisbigaas sannadihii u dhexeeyey 2015 ilaa 2020.
Sidoo kale Xisbigan ayaa la sheegay in uu taageero Dowlada Yuhuuda gaar ahaan Xasuuqa ay ku hayso dadka Reer Falastiin, taasi oo cadayn u ah islaam Nacaybka.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________