Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Maanta oo Talaado ah waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague ee dalka Netherlands dhagaysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Dawladda Kenya ayaan iyadu qeyb ka aheyn dhageysigii shalay dhacay.
Wafdi uu hoggaamiyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan goobta ay ku socoto Maxkamada.
Waxaa lagu waddaa in saacaddaha ay saxaafadda la hadlay ayna sheegeen in labadii maalmood Soomaaliya maanta la dhageystay berrina ay tahay maalmihii Kenya.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________