Mogadisho | QOL October 07, | 2020—Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya oo Maanta gaaray magaalada Badhabo
Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa uu kulan kooban oo isxog-wareysi ah la qaatay sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya.
Xubanahaan ka socday dowladda Soomaaliya ayaa magaalada baydhabo u tagaya mashaaruuc hormarineed oo ku aadan dhinaca waxbarashada maamulka koogfur galbeed.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | ______________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________