Muqdisho, 28 August 2015: Mar Dhaw ayaa lagu dhawaaqay Golihi Wasiirada Galmudug oo ka kooban 24 Wasiir, 24 Wasiir k/xigeen iyo 4 Wasiiru Dowla.
Waxa muuqda in la tashaday kooxdi Ahlu-suuna ee qadacday heshiiski Cadaado.
Halka hooe ka aqriso Magacyadoodi
_____________________
Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________