Mogadisho | QOL | June 18, 2020–Shirkii u dhaxeeyay Guddiyada farsamo ee dalka Jabuuti uga socday Guddiyada ka kala socday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliiya iyo Soomaaliland, iyada oo laga soo saaray qodobo horudhac ah oo ay wada gaareen.
Xalay fiidkii ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in wada-hadallada lagu kala kacay,kadib markii labada dhinac ay isku mari waayeen qodobada qaar,hayeeshee Mas’uuliyiinta Jabuuti ay soo farageliyeen dibna la isugu laabtay.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf AyaaAqriyey Waxyaabihii ka soo baxay shirkii Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________