Muqdisho | QOL | April 18, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrew ayaa Maanta Magalada Muqdisho tababar ugu soo xiray boqolalaal Askari oo sigaar ah oo tababaray.
Ciidamadaan oo boqolaal gaaraya ayaa waxaa ay yihiin kuwo sigaar ah oo tababaray,isla markaana ka mid noqonaya Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya,waxaana uu mudo tababar uga socday Dugsiga tababarka Turki-Som ee Magalada Muqdisho
Munaasabada tababarka loogu soo xireyey ciidamada ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhigga ,Taliyaha Xoogga iyo Duqa Muqdisho.
Lasoco Xogtaan Oo Faah faahsan
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________