1554 Views

Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada

Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 21, 2019–Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Maxamed Cabdullaahi Gardhuub ayaa waxaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Degmada Luuq,kaasi oo bedelaya Maxamed Xasan Cusmaan oo ahaa Guddoomiyihii hore ee degmadaas.

Sidoo kale Wareegtada ayaa lagu sheegay in Maxamed Xassan Cismaan loo badlay xarunta dhexe ee Wasaaraaadda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Wareegtada lagu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Luuq

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment