Muqdisho, Ogoosto 23, 2018:Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday munaasibad xil wareejin ah,waxaana xilka Taliyaha Ciidanka xoogga dalka maanta wareejiyay C/wali Jaamac Gorod,waxaana la wareegay Taliyaha cusub Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe).
Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Magacyada iyo taariikhihii ay xilka taliyaha Ciidanka hayeen taliyayaasha soomaray Ciidanka Xoogga dalka waxaanaugu horreeya.
Daa’uud Cabdulle Xiris 1960-1965tii
Maxamed Siyaad Barre 1995-1969kii
Maxamed Cali Samatar 1969kii -1986dii
Cumar Xaaji Masaale 1981 -1982dii
Aadan Cabudllahi N.Gabyow 1987 -1988
Maslax Maxamed Siyaad 1988 -1990kii
Maxamed Xirsi Moorgan 1990 -1991dii
Ismaciil Qaasin Naaji 2000 -2002dii
Cabdi Axmed Guuleed 2002 – 2003dii
Cabdullahi Cali Cumar 2003 -2004tii
Saalax Xasan Jaamac 2004 – 2005tii
Siciid Dheere Maxamed 2007-2008ddii
Yuusuf Xuseen Dhuumaal 2008- 2009
Maxamed Geelle Kaahiye 2009-2010
Axmed Jimcaale Cirfiid 2010-2011
C/Qaadir Sh.Cali Diini 2012-2013
Daahir Aadan Cilmi 2013 -2015
Maxamed Aadan Axmed 2015
Axmed Jimcaale Cirfiid 2017
C/Wali Jaamac Gorod .2018
Taliye Gorod ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23ka Bisha 8aad 2018 xilka Taliyaha ku wareejiyay Taliye Daahir Aadan Cilmi (Indha qarshe), oo xilkan horay u soo qabtay.
W/Q:-Bashiir Barre ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
———————————————————————-
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________