Muqdisho | QOL | July 27, 2018 – Maaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Sabtida oo berito ah waxa uu ku wajahan yahay Magalada Asmara ee Xarunta Wadanka Erateria.
Sida uu bartiisa Twitter-ka ku qoray Wasiirka warfaafinta dalka Erateria waxaa la filayaa inuu Asmara gaaro Madaxweyne Farmaajo markii ugu horreysay tan in markii xilka Madaxweyneneimo loo doortay 8-dii Febaraayo Sanadkii tegay ee 2017.
Maaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Sabtida oo berito ah waxa uu ku wajahan yahay Magalada Asmara ee Xarunta Wadanka Erateria.
Sida uu bartiisa Twitter-ka ku qoray Wasiirka warfaafinta dalka Erateria waxaa la filayaa inuu Asmara gaaro Madaxweyne Farmaajo markii ugu horreysay tan in markii xilka Madaxweyneneimo loo doortay 8-dii Febaraayo Sanadkii tegay ee 2017.
.
W/Q:-Bashiir Barre ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________