Muqdisho | QOL | January 21, 2018 – Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ee Magaalada Muqdisho.
Waxa ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka in ay doonayso in hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________