Kismaayo | QOL | May 23, 2017 – Dadka barakacayaasha ah ee kunool magalada Kismaayo ee xarunta gobalka KMG uu ah ee maamulka Jubalanad ayaa waxa ay kacabanayaan dhibaatooyinka halkaasi ku haysata
Qaarkamid ah dadka barakacayaasha oo lahadalay xafiiska Q.O.L. ee magalada Kismaayo ayaa sheegay in ay ka dalbanayaan dowlada soomaliya iyo tan Jubaland in ay gar gaar la soo gaaran
Mudooyinkaan danbe ayaa laga deyrinayey xalada dadka barakacayaash ah eek u nool kismaayo
Halkan Ka dhagayso
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online |Kismaayo
______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________