Isniin: DECEMBER 19, 2022
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis Madaxweyne ufidiyey qaar kamid ah Maxaabiista ku jirtay Xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ka bixiyey Deemihii lagu lahaa qaar kamid ah Maxaabiista Munaasabada Sanad guurada 4-aad Awgeed.
Mudane Cabdicasiis ayaa Maxaabiista uu cafiska u fidiyay u rajeeyey inay bulshadooda wax la qeybsadaan.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________