Axad: OCTOBER 23, 2022
Waxaa lugu soo waramayaa in saaka salaadii subax la weeraray saldhig ay Shabaabku ku lahaayeen deegaanka Qaayib oo dhaca bariga Gobolka Galgaduud.
Waxaa weerarka ku qaaday ciidamo ka soo jeeda Beelaha daga Cadaado.
Shabaabka ayaa saladda subax jiifka ku mirijiray fariisimaha ciidamada Dawladda, hadda waxaa lugu soo waramayaa in ayakii la mirayo.
Isgaarsiinta deegaanada uu dagaalku ka socdo lama heli karo, waxaana la qiyaasayaa in ay damiyeen Ciidankii weerarka qaaday
J In isgaarsiinta laga jaro meelaha la weerarayo waa tab kale oo ay Shabaabku adeegsan jireen.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________