Arbaco: OCTOBER 19, 2022
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray kulan ballaaran ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta, culimada, dhaqanka iyo haweenka beelaha ka soo jeeda Galmudug, kaas oo maanta ka dhacay Aqalka madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamarreeb.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa dhiirogalinta shacabka iyo dardar galinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada ee looga sifeenayo deegaanada Galmudug iyo guud ahaan Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________