Sabti: OCTOBER 1, 2022
Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Golaha ayaa u codeeyay in Biixi loogu kordhiyo muddo xileedkiisa laba sano ah – si loogu diyaar garoobo Doorashada.
Mucaarad Somaliland ayaa si adag u diidanaa Muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha Biixi – iyaga oo dhigay bannaanbaxyo rabshada wata oo ka dhan ah Xukumadd
Sidoo kale wxaa laga cabsi qaba in saacadaha soo socda ay ka dhacaan hargaysa banaanbaxyo looga soo hor jeedo mudo kororsiga Col Biixi oo la mid mudo kororsigii farmaajo oo ka dhashaya Ciidamada Badbaado Qaran.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________