Talaado: July 12, 2022
Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa dalka Eratrea ayaa soo gabagabeeyay socdaal uu kugaaray waddanka Eratrea .
Madaxweyne xassan sheikh ayaa heshiis is afagarad ah lasaxiixday dhigiisa madaxweynaha Eratrea Isaias Afwerki heshiiskaas oo taabanaya dhinacyo badan oo khuseeya danaha labada dowladd.
Heshiiskan oo si rasmi ah loo shaaciyay waxaa kamid ah qodobada ay isku afgarteen labada hogaamiye
=in ladhiirageliyo xiriirka labada dal iyo dadka konool.
=in llaxoojiyo iskaashiga dhinacyada siyaasadda iyo xiriirka diplomaasiyadda si horumar looga gaaro danaha qaran ee labada dowladood.
=in labada dowladood ay sameeyaan iskaashi xoog leh oo dhinaca dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada ah kaasi oo ka kooban maalgelinta ganacsiga,si gaar ah arrimaha beeraha,kalluunka,caafimaadka iyo waxbarashada.
Geeska Afrika.Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________