1050 Views

Wararkii ugu danmbeysa ee caasimadda Kyiv ee Ukrain

Wararkii ugu danmbeysa ee caasimadda Kyiv ee Ukrain
____________________________________________________________________________


Sabti: March 12, 2022

Bakhaar cuntada lagu kaydiyo oo ku yaalla Kyiv ayaa dab qabsaday ka dib markii ay ciidamadda ruushka duqeeyeen,Sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay waaxda Gurmadka Degdegga ah ee Ukraine.

Kooxda dab damiskana ayaa wali ku hawlan daminta dabka.

Ilaa hadda lama soo sheegin wax khasaare nafeed ah oo dabkaasi ka dhashay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post