Isniin: February 14, 2022
Ra’iisul wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa wareysi uu siiyay TV-ga CNN ee laga leeyahay dalka Mareykanka gaar ahaan barnaamijka ‘Global Public Square’ ee uu soo jeediyo weriyaha caanka ah ee asal ahaan ka soo jeeda Hindiya Fareed Zakaria, waxaa uu kaga hadlay dhibaataynta lagu hayo Muslimiinta Vigar ee ku nool Xinjiang dalka Shiinaha.
Wariye Zakaria ayaa waydiiyay Ra’iisul wasaaraha “maxaad uga hadashaa Muslimiinta Kashmir balse aad uga hadli la’dahay Muslimiinta Shiinaha lagu dhibaateeyo?”
Imran Khan oo su’aashan ka jawaabaya waxa uu yidhi
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________