Sabti: February 5, 2022
Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dalkeeda uu qaadayo xayiraadihii saarnaa ee COVID-19, waxaana shir jaraa’id oo ay qabatay ay ku sheegtay in la gaaray xiligii Sweden dib loo furi lahaa.
Soomaalida ku dhaqan dalkaasi Sweden ayaa qeyb ka ah dadka dalkaasi ee oo siyaabo kala duwan uu saameyn ugu yeeshay noloshoodii.
Sidoo kale Dalalka yurub ayaa intooda badan waxaa saran Xayiraad, waxaana ka mid ah Holand, Faranca Jarlamka Norway Bilgimka.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________