Isniin: January 31, 2022
Iyada oo dalka Kenya ay ka bilaabatay qaadashada kaararka codeynta doorashada madaxtanimada ee lagu wado inay dhacdo bisha August ee sanadkan ayaa haddana siyaasiinta Soomaalida waxa ay aad uga walaacsan yihiin in abaaraha iyo daruufaha dhanka amniga ah ay sababaan hoos u dhac weyn.
Duruufaha ka jira gobolka Waqooyi Bari ayaa saamayn ku yeelan karaan hoos u dhac ku yimaada tirada dadka Soomaalida ee la filayay inay isku diiwaan geliyaan qaadashada kaararka codeynta doorashada Kenya.
Sidoo kale Siyaasiinta Soomaalida ayaa Soomaalida Kenya ugu baaqay inay isku diiwaan geliyaan doorashada si ay codkooda u dhiibtaan.
.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________