Talaado: January 18, 2022
Mashruucaan Biyo dhaaminta ah ayaa waxaa iskaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug iyo Hayโadda IMC waxaana ka faaidaysanaya 1100 qoys oo ku nool Gobolka Mudug, kaasi oo maanta laga bilaabay deegaanka Jilable hayre
Masโuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Hayโadda IMC ayaa goobjoog ka ahaa madashaan Gurmadka loogu sameynayo dadka Abaaruhu sameeyeen
Axmedkhayr Macalin Maxamuud Madaxa IMC oo ka waramaya mashruucaan ayaa xusay inay tahay mid ay uga faaโideynayaan dadka ay abaartu saameysay.
Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka iyo isku-duwaha Tamarta Galmudug ee Gobolka Mudug Cumar Xasan Xaaji iyo Axmed Xasan Faarax ayaa sheegay in biyo dhaaminta la gaarsiin doono dadka ay abaartu saameysay ee ku nool Gobolka Mudug.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________