Sabti: January 15, 2022
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Ayaa dib ugu Soo Laabtay Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb.
Safarka waxaa Madaxweynaha ku wehlinaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka GalmudugDr Maxamed Nuur Gacal oo howlo shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Ku xigeenka mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha iyo wafdigiisa.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________