1140 Views

Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada qaraxii ismiidaaminta ahaa iyo Hoyo laba caruura ku dhintay.

Al Shabaab oo  sheegatay masuuliyada qaraxii  ismiidaaminta ahaa iyo Hoyo laba caruura ku dhintay.
____________________________________________________________________________

Sabti: September 25, 2021

Waxaa ka mid ahaa dadkii ku dhintay qaraxii saaklay Hoyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay. Waxaana arintaas ay ahayd mid murgoleh

Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qaraxan ismiidaaminta ah ee ka dhacay Muqdisho, waxa ayna Al Shabaab sheegeen in qaraxa lala beegtay gaadiid ay la socdeen masuuliyiin katirsan dowlada oo ku sugnaa goob ta uu qaraxu ka dhacay.

Qaraxan ayaa noqonaya kii labaad oo ismiidaamin ah oo 24-saac gudahood ka dhaca Muqdisho, waxaana shalay qarax uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa iskiu soo xiray uu ka dhacay agagaarka xerada Villa Baydhbo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post