Muqdisho | September 21, 2021–Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa qeybtii 3aad ee tababarka habka tebinta wararka xuquuqda aadanaha ka furay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Tababarka ayaa waxaa ka faa’ideysanaya 25 suxufi oo isugu jira wiilal iyo gabdho, kuwaas oo ka Shaqeeya Warbaahinada kala duwan ee kuyaal Magaalada Kismaayo.
Tababarkan oo socon doona saddex maalmood ayaa waxaa taageertay hay’adda Mareykanka National Endowment for Democracy.
Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________