915 Views

Dowladda Suudaan oo beenisay in ciidankeeda galeen Itoobiya

Dowladda Suudaan oo beenisay in ciidankeeda galeen Itoobiya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | September 4, 2021:-Dawlada Sudaan ayaa iska fogeysay oo beenisay eedaymaha kaga yimid Xukuumada Abiy Ahmed ee Ethiopia ee ah in ay ciidankoodu taageerayaan TPLF ta ka dagaalemeysa Itoobiya.

militaryga Ethiopia ayaa sudan shalay

ku Eedeeyey in 50 dagaalyahan ah ay ka soo gudbeen xadka Sudan una soo talabeen Ethiopia.

Sudan ayaa sheegtay in eedeymaha Ethiopia aysan sal iyo raad toona lahaynโ€, Sudan ayaa intaa ku dartay in Suudaan iyo ciidankeedu aysan faragelin arrimaha gudaha ee deriska Itoobiya ama dalal kale.

Waxaa kaloo ay sheegtay in ciidanka Difaaca Suudaan ay jooggaan xududihii loogu tala galay.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post